Aabe Soomaaliyeed oo Wiil uu dhalay uu ku biiray Kooxda Daacish.[Dhagayso]

September 15, 2014 - Written by Editor

aabeMinneapolis:-Aabo Soomaaliyeed oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA-da magaciisan ku koobay Maxamed ayaa u sheegay in wiilkiisa uu ka tagay magaalada Minneapolis kuna biiray ururka Daacish ee Syria. Wiilkaas oo 19-jir ahaa ayaa ku noolaan jiray magaalada Hamilton ee dalka Canada,wiilkan ayaa lagu magacaabaa Maxamud Maxamed. Aabe Maxamed wuxuu sheegay in willkiisa uu tagay Syria laba bilood ka hor, isagoo sii maray dalka Turkey.

Aabaha ayaa sheegay inuu si weyn uga naxay markii uu ogaaday in wiilkiisu uu ku biiray kooxda Daacish ee Syria oo uu ku tilmaamay koox aan Islaam ahayn.Harun Macruf oo ku sugan Minneapolis ayaa Aabe Maxamed la kulmay wareysina la yeeshay. Halkaan ka Daawo Sh Cabdiraxmaan Abyad oo ka hadlay xaalada dalka Syria

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Aabe Maxamed

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online