Al-Karam oo sii sagootisay arday deeq waxbarasho ka heshay Sacuudiga(Masawiro)

September 14, 2014 - Written by Editor

1Hargeysa : Mu,asasada Al-karam ee dacwada iyo horumarka ayaa maalintii shalay sii sagootisay 10 arday oo ka mid ah ardayda macaahida shareecada oo deeq wax barasho ka helay dalka boqortooyada sucuudiga gaar ahaana jaamacada Maxamed binu Sacuuud Al- islaamiya .

Ardan ayaa waxay ka mid ahaayeen 50 arday oo sanadkii hore imtixaan ay kaga qaaday magaalada Hargaysa lajnada dacwada ee afrika oo fadhigoodu yahay dalka Sucuudiga .

Lajnada ayaa waxay soo dhajisay magcyada 31 arday oo ku baasay imtixaankii waxyna shaaca ka qaaday lajnadu in ay u gudbindoonaan jaamacadaha.

10 arday ayaa waxay noqonayaan dufcadii ugu horaysay iyada oo la filayo inta kalna in ay u soo baxaan jaamacadaha loo gudbiyey.

no images were found

Waa markii ugu horeysay oo arday intaa gaareysa ay hal mar u baxaan jaamacadaha sucuudiga in muddo ah .Ardaydan 10 ah ayaa waxay ay ka kala socdeen magaalooyinka kala ah :
1-Hargeysa
2-laascaanood
3-Boorama
4-Ceerigaabo.

Mu.asasada al-karam ee dacwada iyo horumarka
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online