Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan

September 3, 2014 - Written by Editor

ciidankaHiiraan:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa maanta waxay la wareegeen gacan ku haynta Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan.waxaana halkaas isaga baxay kooxda Al-Shabaab oo sanado dhowr ah gacanta ku heysay Degmada Jalalaqsi

Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaaa waxay ka dhaqaaqeen deegaanka Fiidow waxaana ciidanka horkacayey Abaanduulaha ciidamada DFS Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi wuxuuna sheegay in sii socon doonaan howlgalada Badweynta Hindiya ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Degmada Jalalaqsi ayaa waxay ka mid tahay Degmooyinka ugu waaweyn ee Al Shabaab ay ka joogeen Gobalka Hiiraan waxaana si nabad galyo ah ula wareegay ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM waxaa kale oo ay wararka ugu danbeeyey ee ka imaanaya gobalka Hiiraan ay sheegayaan in ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ay qabsadeen deegaanka Halgan sida uu warbaahinta u sheegay sarkaal ka tirsan Ciidanka DFS oo ku sugan Degmada Buulo burde.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online