Ciidanka AMISOM oo baabuur ay leeyihiin uu ku dilay magaalada Muqdisho wiil 14 jir ah.[Dhagayso]

September 19, 2014 - Written by Editor

gadiidMuqdisho:-Ciidanka Shisheeyey ee AMISOM ee ku sugan dalkaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa shalay mid ka mid ah gaadiidkooda uu jiiray Wiil yar oo 14 jir ah isagoo ku jiiray degmada Wardhiigley. Wiilka gaariga AMISOM uu jiiray ayaa waxaa magaciisa la yiraahdaa Zakariye Xasan Maxamed. dad goob joogayaal ahaa yaa idaacadda VOA-da u sheega in wiilka uu ka soo baxa dukaan ka dib maekii uu damcay in uu gooyo jidka uu gaariga AMISOM ah uu jiiray ka dibna ay ciidanka AMISOM aysan istaagin o ay iska sii socdeen.

Aabaha dhalay wiilka dhintay Xasan Maxamed oo la hadlay idaacdda VOA-da ayaa waxaa uu codsi u jeediyey dowladda Federaalka Soomaaliya isagoo ugu baaqay in arrinkaan aya wax ka qabtaan. Ma ah markii ugu horreysay ee gaadiidka AMISOM ay qof ku jiiraan magaalada Muqdisho.

Hoos ka Dhageyso wareysiga Baabuurka AMISOM ee jiiray Wiilka

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online