Ciidanka DFS iyo AMISOM oo la Wareegay degmada Raage Ceelle ee gobolka Sh/ Dhexe.

September 30, 2014 - Written by Editor

ciidamada_AMISOMRaage Ceelle :-Ciidamada DFS  iyo kuwa AMISOM ayaa galabta la wareegay degmada Raage Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ka dib markii ay Degmada isaga baxeen ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo halkaas ku sugnaa.

Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa si nabad galyo ah ula wareegay   degamada Raage Ceelle kama dhicin gudaha Degmada wax iska horimaad ah.

G/lle C/qaadir Nuur Xasan (Qoondhe) oo ah taliye ka tirsan ciidanka DFS ayaa la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan degmada Raage Ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe wuxuuna xusay in ay ku sii jeedaa Degmada Cadale.

Kooxda Al-Shabaab ayaa waxay wili gacanta ku hayaan deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha Dhexe waxaana ka mid ah Aadan Yabaal, Ruunir Good.

Wararka ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan Degmada  Cadale oo ilaa 100-KM waqooyi bari ka u jirta magaalada Muqdisho .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online