Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo qarka u saaran Degmada Jalalaqsi

September 1, 2014 - Written by Editor

amsomCiidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM ayaa qarka u saaran inay la wareegaan maamulka magaagaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Ciidamadan huwanta ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay waxa ay wadeen howl gal loogu magac daray Badweynta Idia, kaasoo ay dowladda Soomaaliya kula wareegeyso degaanada wali ku harsan gacanta kooxda al-shabab.

Jalalaqsi waa degmada ugu wayn ee gobola Hiiraan taasoo intii muddo ahba ay maamulkeeda gacanka ku hayeen al-shabaab.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online