Fadlan ka Qeyb qaado Abaaraha daran ee ka jira gobalka Gedo [Warbixin/ Video]

September 28, 2014 - Written by Editor

gedoGedo:-Dhamaan waxaa laga codsanayaa walaala Muslimiinta ee Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha daran ee ka jira gobalka Gedo waxaa aad looga deyrinayaa xaalada gobalka Gedo.

Waxaa u kacay Gurmadka Abaaraha gobalka Gedo dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Dibadiisa waxaana biyo dhaamin ka bilaaway Musasat Al-Raxma oo ay gacanta ku hayaan culumo ,waxgarad iyo Ganacsato.

Baaqii iyo Qeylo dhaan ka timid qaar ka mid ah Jaaliyadaha Soomaaliyeed hoos ka daawo

Wixii Gurmad ah fadlan ku hagaaji Musasat Al-Raxma ama magacyada iyo Tel hoos ku qoran

Magacyada gudiga abaaraha Gedo:

1- Dr. Abdinur Farah Ali (Taano) +25261 6718444

2- Abdiweli Mohamed (Kurey) +25261 5554956

3-Dahir Ismail Mohamud (Fanax) +25261 5569661

4-Mohamed Ismail (Gaboobe) +25261 5569190

wabiillaahi Atawfiiq.

Baaq Gurmadka Abaaraha gobalka Gedo waxaa Halgan soo gaarsiiyey culumada hoos ku qoran

1- Sh Faarax Mire Rooble (Nairobi)

2- Dr C.nuur Faarax Taano ( Balad Xaawo)

3- Dr. Cabdulweli Sh. Muxamed Xaaji Yuusuf (Filand)

4- Sh. Adam Sh. Cabdulle (USA)

5- Dr. Cumar Muxamad warsame ( Doha)

6- Sh. Cali Muuse Ciise (UAE)

7- Sh. Caamir Maxmuud Ibraahim ( USA)

Hoos ka Daawo Film ka tarjumaya abaaraha ka jira iyo Xaaladda dhabta ah ee ka jirta Gobalka Gedo inshalaah

Musasat Al-Raxma
Gedo

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online