Falanqeyn Amiirka Cusub ee al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubaydah.(Dhageyso)

September 7, 2014 - Written by Editor

ShabaabKismaayo:-Ururka al-Shabab ayaa shalay ku dhowaaqay in Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah uu yahay Amiirka Cusub ee Xarakada kadib markii duqayn toddobaadkii hore lagu dilay hoggaamiyihii hore ee ururkaasi Axmed Cabdi Godane.

Axmed Cumar Abu Cubaydah waxa uu hore al-Shabab ugu qaabilsanaan jiray Gobollada Bay iyo Bakool, dhowaanna waxaa laga dhigay Madaxa Guddoomiyayaasha Gobollada ee al-Shabab. Haddaba, maxayynu ka naqaanaa amiirka cusub? Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ee Kismaayo kula xidhidhay Axmed Maxamuud Maxamed oo ay saaxiibo ahaayeen Amirka cusub.

Hoos ka Dhageyso Falanqeyn Amiirka Cusub ee Al-Shabaab

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online