Golaha wasiirada DFS oo xilka ka qaaday Agaasimihii Hay’adda Nabad sugida

September 7, 2014 - Written by Editor

yuulkaMuqdisho:-Golaha wasiirada ee DFS  ayaa maanta kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay xilka uga ka qaadeen Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad sugidda ee DFS Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).

Kulanka ay maanta isigu yimaadeen Golaha wasiirada ee DFS ayaa waxaa shirgudoominayey Raisulwasaaraha DFS  Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed waxaana sababaha xilka looga qaaday lagu sheegay xil gudasho la,aan golaha wasiirada DFS ayaa waxaa ay horey xilka uga qaadeen  Bashiir Goobe Agaasimihii hore ee Nabad sugida.

Xilka laga qaaday Agaasimihii guud ee Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka DFS Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa waxaa uu ku soo aaday xili weerar lagu qaaday Godka Jilicow waxaana weerarka ku dhintay 11 qof ay ku jiraan 7 ka mid ah Al-Shabaab ee soo weerartay godaka Jilicow.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online