Golaha wasiiradda dowladda Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka oo ku shiray Garoowe.[War-saxaafadeed]

September 26, 2014 - Written by Editor

321Garoowe:-Golaha wasiiradda dowladda Puntland iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa waxaa kulan gaar ah oo ay ku yeesheen magaalada Garoowe waxaa ay uga hadleen xaalada amaan ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Golaha wasiiradda dowladda Puntland ayaa warsaxaafadeedkooda waxaa ay ku sheegeen in aysan jirin wax go’aan ah oo ay dowladda Puntland kaga joojisay  madaxda maamulka Gal- Mudug Cabdi qaybdiid in uu ka soo dego garoonka waqooyiga Gaalkacyo iyo Koonfurtaba.

Hoos ka eeg Warsaxaafadeedkii ay soo saareen Golaha wasiiradda dowladda Puntland

no images were found


 

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online