Gurmadka Abaaraha ka jira gobalka Gedo oo si tartiiba u socda [Video]

September 28, 2014 - Written by Editor

RaxmaGedo:-Waxaa socda Gurmadka Abaaraha ee gobalka Gedo waxaana maanta la soo bandhigay lacag deeq ah oo ay Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaada Dubia oo soo gaarsiiyeen gobalka Gedo.

Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Dibadiisa ayaa waxaa si naxariis leh looga codsanayaa in ay ka qeyb qaataan gurmadka abaaraha ka jira gobalka Gedo kuwaas oo khatar ku haya dadka iyo duunyadaba.

Fadlan la xiriir Musasat Al-Raxma iyo gudiga Abaaraha gobalka Gedo Ee soo ku qoran.

Magacyada gudiga abaaraha Gedo:

1- Dr. Abdinur Farah Ali (Taano) +25261 6718444

2- Abdiweli Mohamed (Kurey) +25261 5554956

3-Dahir Ismail Mohamud (Fanax) +25261 5569661

4-Mohamed Ismail (Gaboobe) +25261 5569190

wabiillaahi Atawfiiq.

Hoos ka Daawo Film ka tarjumaya abaaraha ka jira iyo Xaaladda dhabta ah ee ka jirta Gobalka Gedo inshalaah

Musasat Al-Raxma
Gedo

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online