Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Nairobi Sh Maxamuud Sh Maxamed Shibli.[Dhagayso]

September 19, 2014 - Written by Editor

shshibli1Nairobi:-Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxaa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taas oo uu Sheekhu uga hadlay  Saddex Aayadood oo ku jira Suuratul Xashri gaar ahaan Aayadaha [ 18,19,20]. Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday Micnaha ay ku fadhiyaan saddeexdaan Aayadood isagoo Sheekhu uu faahfaahin uu ka bixiyey, Sh Shibli ayaa waxaa uu dareensiiyey dadweynihii dhagaysanayey Khudbada sidda Quraanka iyo Sunada Nabigeena Muhamed NNKH loogu soo koobay Micnaha saddexdaan Aayadood.

Hoos ka Dhagayso Khudbada Jimce ee Sh Shibli ka jeediyey Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/n0v79k9qyf/khudbah_sh_shibli.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Markazka Al-hidaaya

Masjidulhidaaya@gmail.com
Halgan.net, Nairobi

 

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online