Maamulka KMG Ee Juba oo ugu deeqay Abaaraha Gedo $50,000 (Dhageyso)

September 27, 2014 - Written by Editor

Axmed_MadoobeKismaayo:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa wuxuu maanta ugu deeqay $50,000 abaaraha ka jira Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.waxaana uu u magacaabay gudi wasiiro ah oo ka tirsan Golaha wasiirada ee Maamulka Jubba.

Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ee xarunta  wuxuuna ugu baaqay  in Maamulka Jubba ay si hordhac ah ugu deeqeen gobalka Gedo oo ay ka jiraan abaaro daran $50,000 si biyo dhaamin loogu sameeyo dadka ay abaaraha ku habsadeen.

Madaxweynaha Maamulka Jubba ayaa ugu baaqay dhamaan shacabka Soomaaliyeed qeybihiisa kala duwan in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha Gedo wuxuuna sidoo kale baaq u diray hay’adaha gargaarka ee Qaramada Midoobe  si ay uga qeyb qaataan gurmadka Abaaraha Gedo iyo Jubooyinka.

Hoos ka Dhageyso Shirka jaraa,id uu Kismaayo ku qabtay Madaxweynaha Maamulka KMG EeJubba

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/o22jpuuiqq/Madoobe.mp3]

Ama Halkan Mp3

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online