Maamulka Masjid Al-huda ee Helsini Islamic Center iyo goobta lagu tukan doono Salaada Ciida[Akhri]

September 30, 2014 - Written by Editor

Eid PosterHelsinki:-Waxaa Maamulka Masjid Alhuda ee Helsini Islamic Center uu dhammaan walaalaha ku nool Helsinki iyo nawaaxigeeda la socodsiinaynaa in haddii Allaah idmo salaadda ciidda lagu tukan doono Maalinta Sabtiga 4.10.14 Garoonka isboortiga Talin jalkapallohalli, Purotie 8. Waa goob aad u weyn, leh parking baabuurta oo free ah. Basaska aad soo raaci karto waxaa ka mid ah Baska caanka ah ee 550 oo Leppävaara ka soo dhaqaaqa.. 59 Pasila iyo kuwo kaloo fara badan.. Centerka 270, 160   iyo 39, 14 kamppi.

Haddaba ha Moogaan goobtaas laguu diyaariyay iyo salaadda ciidda., salaaddana waxaa la galayaa 09:30, Albaabadana waxaa la furayaa 8:00 markaa waa in waqti hore la yimaado.. Baabuurka meel aad dhigato iyo ganaaxna ha ka wel-welin .. Parking free!!!!

 

Ismail Muse
Helsinki,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online