Madaxwaynaha DFS oo Khudbad ka jeediyay shir looga hadlayay Arimaha Soomaaliya (Daawo-Video)

September 25, 2014 - Written by Editor

Madaxweyne-XasanNew York :-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey shir gaar ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya oo ay wada gudoominayeen xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban-ki Moon iyo Madaxweynaha DFS .Shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa ergooyin ka socda beesha Caalamka ,Baanka Aduunka iyo wakiilo ka socda dalalka daneeya arimaha Soomaaliya.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisa waxaa uu uga hadlay waxqabadaka DFS iyo in dalka Soomaaliya uu haatan u jiheystay dhanka dowladnimada iyo horumarka waxaana uu sidoo kale khudbadiisa ku xusay Madaxweye Xasan Sheekh Maxamuud guulaha ay ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ka gareen howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab oo laga saaray deegaano badan.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa kale oo uu khudbadiisa uu uga hadlay shirarka dibu heshiisiinta ee ka socda gobalada dalka Soomaaliya qaarkiis iyo dowrka DFS.

Hoos Ka Daawo Khudbadii uu Madaxweynaha DFS ka jeediyey Shir looga hadlayey arimaha Soomaaliya

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online