Madaxwaynaha Puntland oo kulan kula qaatay Madaxtooyada Puntland ee Garoowe Agaasimaha guud ee Hay’adda FAO.[Masawiro]

September 22, 2014 - Written by Editor

IMG_90141Garoowe:- Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kula kulmay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Cunnada iyo Beeraha Dunida ee FOA Rudi Van Aaken iyo Sidoo kale Madaxa FAO ee Puntland Maxamed Salax Al-sudani.  Kulanka ayaa mudadii uu socday waxaa looga hadlay Qodobo Muhim ah oo ay kamid ahaayeen:-

1.Dar dar galinta Mashaariicda Horumarineed ee ay Hay’adda FAO kawado gudaha Puntland, iyo sidoo kale mashaariic ay ka mid yihiin Kalluumaysiga,Daweynta Xoolaha iyo Waliba Talaalka .

2. Suuqyada Kalluunka, Xoolaha Hagaajinta Jidka isku Xira Eyl iyo wadada dheer ee laamiga.

3. Dhisida Xarumo loogu talagalay in la dhigo Talaagadaha lagu Qaboojiyo Kalluunka .

Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Rudi Van Aaken ayaa isku afgartay in mashaariicdan lagu dhameeyo mudo kooban,si ay u noqdaan mashaariic ay ka faa’iidaystaan Shacabka Puntland.

no images were found

-Dhamaad-

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online