Madaxweynaha DFS oo la filayo in uu gaaro magaalada Kismaayo

September 16, 2014 - Written by Editor

Dekedda-KismaayoKismaayo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxmauud iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxmauud ayaa ka qeyb gali doona  furitaanka shirka dib-u-heshiisiinta ee saaka ka furmaya magaalada Kismaayo kaas oo ay ka qeyb gali doonaan waxgaradka iyo nabadoonada gobollada Jubada Hoose , Jubbada Dhexe iyo Gedo.

Shirka dib-u-heshiisiinta ee ka furmaya maanta Kismaayo ayaa waxaa kale oo ka soo qeyb gali doona ergo ka socota beesha caalamka sida ay ka dhawaajiyeen madaxda Maamulka Kumeel-gaarka ah ee Jubba.

Faahfaahinta dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online