Madaxweynaha DFS oo sheegay in ay kala aragti duwan yihiin Raisulwasaaraha DFS (Dhageyso)

September 27, 2014 - Written by Editor

xasanMadaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu jiro kala duwanaansho xagga fikirka ah oo kala dhaxeeya Ra’isul wasaaraha dowladda Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed.

Madaxweynaha oo VOAd siiyay wareysi gaar ah isagoo ku suggan Magaalada New York oo uu kaga qeyb galayo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, ayaa sheegay in khilaafka isaga iyo ra’isul wasaaraha uusan gaarsiisneyn heer culus, wuxuuse sheegay in sida uu hadalka u dhigay ay ku xalin doonaan khilaafkooda iyagoo u maraya shuruucda u degsan dalka iyo dhaqanka Somalida.

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayaa wareysiga sidoo kale kaga hadlay dhowr arimood  oo ku saabsan xaaladda Somalia ay mareyso, dhinacyada siyaasadda, nabadgelyada iyo arrimaha ban’aadminimada.

Weriyahayaga Daauud Aweys oo haatan jooga New York ayaa ugu hirrayn madaxweynaha weydiiyey in dawladdiisu haysato waqti ku filan oo lagu fuliyo hawlaha dhiman ee ay ka midka yihiin dhinaca amniga, iyo guddiyada federaalka ka hor doorashada 2016-ka.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online