Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

September 28, 2014 - Written by Editor

xasan3Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu safar shaqo oo uu ku tegay dalka Mareykanka.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh gudoomiyaha baarlamanka, Pro.Maxamed Cismaan Jawaari wasiirro, xildhibaanno, saraakiil ka tirsan ciidamada DFS iyo masuuliin ka tirsan gobalka Bnaadir.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa wareysi kooban siiyey Tv-Dowlada Federaalka Soomaaliya waxaana uu sheegay in safarka uu ku tagay New-york ay guul ku soo dhamaatay.

Hoos ka Daawo Madaxweynaha DFS oo wareysi kooban siiyey warbaahinta DFS

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online