Magacyada dhalinyarada ku xiran Xabsiyadda dalka Yemen (Warbixin Muhiim ah)

September 26, 2014 - Written by Editor

Ducaysane1Sanca:-Dhalinyaradan ku xiran dalka Yemen ee aan magacyadooda idiin soo gudbinayo ayaa ku kala xiran laba xabsi oo ku kala yaala Mukula iyo magaalada Sanca. Dhamaantood burcad-badeednimo ayey ku xukuman yihin,marka laga reebo 6 ku xukuman toogasho, intooda kale waxay u qaybsamaan, kuwo shan sano xiran, kuwo afar sano xiran, iyo kuwo 2 sano xiran waqtigan hadda la joodo 2014.

Dayac iyo darxumo siyaado ah bay qabaan oo dhan walba ah, haddii ay noqon lahayd mid xabsiga ka haysata iyo iyadoo aanay jirin cid ka warqabta xaaladooda nololeed ee xabsiga, haba ugu daraadeen Masuuliyiinta safaaradda Somalida ee Yemen, oo aan haba yaraatee wax xil ah iska saarin.

Dhallinyaradan Soomaaliyeed ee Mukula iyo Sanca ku kala xiran oo tiradoodu 41, ayaa saddex ka mid ahi diideen inay magacyadooda sheegaan, sababo iyaga u gaar ah. Marka laga reebo “Marxuum, Mohamed Osman Aden Guled” oo xabsiga ku dhintay bishii March 18, 2014, tirada nool oo hadda xabsiyada Mukula iyo Sanca ku jirta waa 38 maxbuus.

1. Magacyada Dhallinyarada ku Xiran Sanca oo ku xukuman TOOGASHADA ama DIL: ku xukuman waxaa ka mid ah:-

01 Farhan Mohamed Jama Toogasho/DIL

02 Abdishakur Salad Toogasho/DIL

03 Abdinasir Awad Toogasho/DIL

04 Abdirashid Yusuf Toogasho/DIL

05 Abdirizak Mohamed Mohamoud Toogasho/DIL

06 Barkhad Abdi Toogasho/DIL

2. Magacyada Dhallinyarada ku Xiran Xabsiga Al-Munawara ee Mukula, Hadar Mowt ee ku xukuman xabsi mudo ah:-

01 Ali Hashi Farah 2 Sano

02 Abdikarin Hashi Ali 2 Sano

03 Abdirizak Ahmed Hassan 2 Sano

04 Mohamed Abdirahman Farah 2 Sano

05 Mohamed Abdirizak Abdulle 2 Sano

06 Ismail Ali Abdullahi 2 Sano

07 Mahdi Ali Saeed Dirie 2 Sano

08 Esse Ismail Saeed 2 Sano

09 Asad Abshir Farah 2 Sano

10 Abdisalan Mohamed Osman 2 Sano

11 Jama Abdinur Mohamed 2 Sano

12 Mohamud Nur Musse 2 Sano

13 Mohamed Abdihakim Jama 2 Sano

14 Abdirashid Ahmed Abdirashid 2 Sano

15 Jama Mohamud Abdirahman 4 Sano

16 Ahmed Ali Ainab 4 Sano

17 Shafi’I Mohamed Ismail 4 Sano

18 Husni Saeed Ismail 4 Sano

19 Abdulkadir Aden Ali 4 sano

20 Mohamed Abdullahi Mohamed 4 Sano

21 Mohamed Abdi Osman 4 Sano

22 Mohamed Osman Abdullahi 4 Sano

23 Ahmed Mohamed Saeed 4 sano

24 Abdullahi Musse Aden 4 Sano

25 Ahmed Aden Ali Nur 4 Sano

26 Saeed Salah Abdi 4 Sano

27 Aden Ali 4 Sano

28 Ali Sheikh Ahmed Jama 5 Sano

29 Bashir Jama Esse 5 Sano

30 Esse Mohamud Omar 5 Sano

31 Sadeek Esse Nur 5 Sano

32 Mohamud Aden Ali 5 Sano

33 Marxuum/ Mohamed Aden Osman Guled Waxu dhintay March 18, 2014

Waxaa Warbixintan soo gudbiyey:
Abdirizak M. Ahmed (Ducaysane)
Director General of Counter Piracy Directorate
Focal Point & Training Correspondent for RMCM and MarSecISN
Puntland State of Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online