Manduumatu Daliyah Sheekh Maxamed Shaafici [Daawo]
(September 29, 2014)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Manduumatu Daliyah oo uu akhriyey Sheekh Maxamed Shaafici Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Kitaabka ka akhriyey Masjidka weyn ee Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Na
Ra’iisul wasaaraha oo Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka uga Jawaabay Su’aallo La Xiriira Dekedda Muqdisho.[Masawirro]
(September 29, 2014)
Muqdisho:-Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra'isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su'aallo la xiriira wareejinta shirka Al-Beyraat ee dalka Turk
Xaflad tababar oo lagu soo Afmeeray xarunta Jaamacadda Imam (Masawiro)
(September 29, 2014)
Muqdisho:-Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay xarunta jaamacadda IMAM ee magaalada Muqdisho, xafladan ayaa lagu soo xirayay siminaar ku saabsanaa tababarka tababarayaasha ( Training of T
Nairobi oo lagu soo bandhigay laba buug oo arrimaha bulshada ka hadlaya [Masawiro]
(September 29, 2014)
Nairobi:-Hoolalka shirarka ee Islii Mool magaalada Nairobi, ayaa waxaa maanta lagu daah-furay laba buug oo uu soo ban-dhigay qoraa Maxamed Nuur Shire, waxayna labada buug ka hadlayaan arrimaha bulshad
Gurmadka Abaaraha ka jira gobalka Gedo oo si tartiiba u socda [Video]
(September 28, 2014)
Gedo:-Waxaa socda Gurmadka Abaaraha ee gobalka Gedo waxaana maanta la soo bandhigay lacag deeq ah oo ay Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaada Dubia oo soo gaarsiiyeen gobalka Gedo. Dhamaan j
Maxaynu ku marti soornaa tobanka Dulxijjah W/Q Xudeyfa Raage
(September 28, 2014)
Mahadda Eebe ka dib Waxyaabaha Allaah uu ku galadaystay adoomadiisa korkooda waxaa kamid ah inuu uyeeley xiliyo gaar ah si ay badsadaan dhaacadiisa iyo camalka wanaagsan,kuna tartamaan wixii Alle u dh
Fadlan ka Qeyb qaado Abaaraha daran ee ka jira gobalka Gedo [Warbixin/ Video]
(September 28, 2014)
Gedo:-Dhamaan waxaa laga codsanayaa walaala Muslimiinta ee Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha daran ee ka jira gobalka Gedo waxaa aad looga deyrinayaa xaalad
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(September 28, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu safar shaqo oo uu ku tegay dalka Mareykanka. Madaxweynaha
Maamulka KMG Ee Juba oo ugu deeqay Abaaraha Gedo $50,000 (Dhageyso)
(September 27, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa wuxuu maanta ugu deeqay $50,000 abaaraha ka jira Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.waxaana uu u magacaabay gu
Dawradii 5aad ee Daladda khariijiinta Macaahidda Sharciga ah ee Soomaaliya(Masawiro)
(September 27, 2014)
Waxaa 26/9/2014 kuna began 2/dul Xija/1435 lagu qabtay magaalada boosaaso kulan cilmiyeed si wayn loosoo agaasimay, waxaana loo qabtay kulankaas ardayda boosaaso ku sugan ee ka baxday macaahidda sharc

« Previous PageNext Page »