Ra’iisul wasaarah DFS oo intuu uu joogay London kula kulmay Siyaasiyiin caan ah.[Masawiro]

September 20, 2014 - Written by Editor

4London:-Ra’iisulwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa intuu uu ku sugnaa magaalada London  waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay siyaaasiyiin caan ah  iyo wasiiro hore oo ka tirsanaan jira golaha wasiirada ee Puntland.

Siyaasiyiinta uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah  Gen. Cabdullaahi Siciid Samatar , Gen. Yusuf Axmed Kheyr. Dr. Khaliif Mandella Dr. Barre Faatax iyo Wasiirkii hore ee deegaanka Puntland Mudane Cabdiqani.

Ra’iisulwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed  iyo siyaasiyiinta ayaa waxaa ay ka wada hadleen  arrimo ay a mid yihiin:-

1. Xiriirka Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

2. Booqashada Raisulwasaaraha DFS uu ku tegi doono Puntland.

3. Arrimaha Dastuurka iyo Cadaaladda.

4.Qaabka gobollada loogu samaynayo maamulada iyo maamul u samaynta gobollada dhexe gaar ahaan Mudug iyo Galguduud.

Kulanka ay wada qaateen Ra’iisul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed  iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Puntand ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday jawi is afgarad waxaan kulanku uu ahaa midkii ugu horeeyey oo dhexmara siyaasiinta ka soo jeeda Puntland iyo Ra’iisulwasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sh.Axmed.

no images were found

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online