Raisulwasaaraha DFS oo lagu soo dhaweeyey London (Masawiro)

September 16, 2014 - Written by Editor

DSC_9124London:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Warfaafinta, Taliyaha Ciidanka Xooga Soomaaliyeed iyo xubno kale.

Ra’iiusl Wasaaraha ayaa ka qaybgalaya shir looga hadlayo amaanka iyo xoojinta ciidanka Soomaaliyeed. Waxaa kaloo uu la kulmi doonaa qaar kamid ah madaxda dalka Britain.

Wixii faah faahin ah kala xiriir:

no images were found

Ridwaan Xaaji,

Afhayeenka Xukuumadda

00447438945242

E:Media@opm.gov.so

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online