Ra’iisulwasaaraha DFS oo lagu wado in uu gaaro dalka Norway

September 19, 2014 - Written by Editor

yuulkaRa’iisul wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Jimco ah uu gaaro magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana uu casumaad rasmi ah ka helay madaxda dalka Norway.

Afhayeenka DFS Ridwaan Xaaji Cabdiweli ayaa saxaafada u sheegay in shirka ka dhacaya Norway looga hadli doono sidii dowlada Norway ay gacan uga geysan lahayd dhib u dhiska iyo harumarka dalka Soomaaliya.

Raisulwasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online