Sh Shibli oo muxaadaro uu uga hadlay Macaasida iyo raadkeeda xun ka jeediyey Masjidka Al-aqsa ee Nairobi.[Daawo]

September 21, 2014 - Written by Editor

shibli2Nairobi:-Sh Maxammuud Maxammed Shibli ayaa waxa uu muxaadaro cusub oo qayim ah ka soo jeediyay Masjidka Al-aqsa ee magalada Nairobi, sheekha ayaa muxadaradan waxa uu uga hadlay Macaasida ama Munkaraatka ay dadku ku dhacaan iyo waxayaabaha sababa in ay dadku macaasida ku dhacaan, Sh Shibli ayaa waxaa kale oo uu muxaadaraan uga hadlay saamaynta ama raadka ka dhasha Dunuubta iyo Macaasida ay dadku galaan.


Hoos Ka Daawo muxaadaradii Sh Shibli uu uga hadlay Macaasida ama Munkaraatka iyo raadkeeda xun

Maxamed Axmed Ismail
Halgan.net, Nairobi

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online