Shacabka Qorilay ee Gobolka Sool ku baaqay in loo dhiso Xarun Caafimaad Oo mudo Qabyo ah.[Video/Masawiro]

September 30, 2014 - Written by Editor

DSC_0309Laascaanood:-Deegaanak Qorilay waxa uu katirsan yahay Gobolka Sool,Laascaanood waxa uu kaga beegan Yahay dhanka koonfured  waxa uu jiraa 73″Km dadka deegaanka ayaa waxa ay in badan la tacaalayeen inay helaan goob caafimaad.  Qorilay waxa ay dumurku  ugu dhintaan dhiigbax  sida aya noo xaqiijisay hooyo kamida hooyooyinka deegaankaas, waxaa halkaas ku yaala dhisme ay dhiseen hablo jooga Maraykan- ka   ku waas oo gaadhiisayay dhismahan labo qol ku waas oo aan dhamaystiir nayn.

Waxaana kamaqan  Suuliyo,Baraag,biyo lagushubo,qalabayntii, hablahaas waxa ay soo dhiseen labao qol kuwaas oo dadaal ku bixiyay sidii goobtaas loo hirgalin lahaa,bulshadana in badan ugu baaqay in ladhiso, soona waday  mudo sidii looheli lahaa goob caafimaad oo muhiim u ah dadka deegaanka Qorilay -Ee Gobolka Sool oo ku yaala dhul oo Mane ah,  halkaas oo ay ka hadleen waxgaradka deegaankaasi  una mahad celiyay hablaha degaanka qorilay codsayna in loo soo gurmado bulshada Qorilay.

Geesta kale waxaa dhaqaale soo gaarsiiyay hablo soomaaliyeed oo dagan Uk kana soo jeeda Deegaanka Qorilay ee Gobolka Sool ku waas gaarsiiyay Xarunta Caafimaadka deeq lacageed oo loogu talagay in lagu dhiso dhismaha inta dhiman, Samam Cabdiraxmaan waa hooyo haysata 5,Caruura waxa ay tiri mahelno xarun caafimaad Guud ahaan caruurta waxaa iga u mulisay umuliso dhaqameed, waad garan gartaa dhibta aan lakulano yay tiri Samsam oo aad oga murugaysan xaalada ay ku sugan yihiin Hooyinka Deegaanka Qorilay,gobolka Sool.

Farxiya Aadn waa umuliso dhaqameed joogta deegaanka qorilay malahan xirfad Caafimaad hasayeeshee Farxiya waxa ay haweenka ku daawaysaa dhir sida ay ii sheegtay waxaan haystaa majirto qalab mahaysto xitaal mahaysto dhiigjoojin markasta waa umul racaan dumarku waa xaalada adag ayay tiri Farxiya. Xaaji Aadan jaamac waa 75,jir waxa uu yidhi halkan waxaa la aas aasay 66,kii ilaamaanta xaalad caafimaad daro ayaan ku jirnaa waad aragtaa xaalada aan ku jirno, waxaan nahay dadka u baahan gargaarka haayadaha caalamka iyo deeq bixiye yaasha waxaan leeyahay hanala soo caawiyo hablaha noodhisay iyo kuwa lacagtan soo diray waan u ducaynaynaa.

no images were found

Fadalan kala xidhiin Taleefanadan Hoos ku Qoran Si aad Xog ogahesho Goobtaas Caafimaad.

Ubax Saleebaan Cali Uk +441213280266

Hoos ka Daawo Shacabka Qorilay,Gobolka Sool oo ku baaqay in loo dhiso Xarun Caafimaad Oo mudo Qabyo ah

C/kariim C/laahi
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online