Sheekh Dr Claahi Al-Muxeysiin oo tacsi u diray Mujaahidiinta Axraar Shaam (Daawo)

September 12, 2014 - Written by Editor

muxeysinSheekh Dr.C/laahi Bin Maxamed Al-Muxeysiin ayaa ka hadlay geerida naxdinta leh ee ku timid qaar ka mid ah hogaankii sare ee Ururka Axraar Al-Shaaam oo ahaa Urur Salafi ah dagaal xoogana kula jira dowlada Nuzeyriga ee Bashaar Asad. Culumada ku kala sugan Caalamka ayaa ka tacsiyeey istishaadka qaar ka mid ah culumada iyo hogaankii Ururka Axraar Shaam

Sheekh Dr.C/laahi Bin Maxamed Al-Muxeysiin  ayaa waxaa uu si gaar ah uga hadlay aqoonta uu u lahaa  amiirka Ururka Axraar Shaam alaha u naxariistee hogaaamiyihii Ururka Axraar Shaam Sheekh Xasaan Cabuud (Abu Cabdulaahi Al-Xamawi)


Hoos ka Daawo Kalimada Sheekh Dr.C/laahi Bin Maxamed Al-Muxeysiin oo si murugo leh uga hadlay istishhaadka hogaanka Ururka axraar Shaam.

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online