Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka hadlay buug loogu gafay diinta Islaamka [Audio/Video]

September 23, 2014 - Written by Editor

sheikh_umalNairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee waaweyn kuna nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa waxa uu jeediyey muxaadaradii 1aad oo uu Sheekhu uga hadlay buug uu qoray nin Soomaali ah oo magaciisa la yiraahdo Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil waxaana uu buuggiisa u bixiyey (Xadka Ridada Maxaa ka run ah ). Qoraaga buugga ayaa si cad u inkiray Xadka Ridada waxaaba taas ka daran in uu ku xusay Kitaab kiisa in aysan jirin diin xaq ah. Buugga ninka qoray ayaa xambaarsan afkaar Cilmaani ah oo mustashriq ah waxaana buuga aad uu canbaareynayaa diinta Islaamka iyo culumadeeda.

Hoos ka Dhagayso oo idaacadda VOA-da ay ka waraysatay buuggaan loogu gafay diinta Islaamka


Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in uu buuggaan uu yahay mid sumaysan aadna u dhawacay Usuul waaweyn oo Islaamka ah isagoo xambaarsan fikardii Sanaadiqada iyo Malaaxidada ee hadafkoodu ahaa in  la dumiyo lana dhaawaco sharafta diinta Islaamka Nabigeenaa udgoonaa CSW , Asxaabtii Rasuulka NNKH iyo culimada diinta Islaamka xambaarsan .

Hoos ka Daawo muxaadaradii koowaad ee uu sh Umal kaga hadlay buugga Xadka Ridada Maxaa ka run ah ee Islaamka Nebiga NNKH u gafey.

C/casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online