Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay dalka Sacuudiga

September 30, 2014 - Written by Editor

madaxweyneMuqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta waxaa uu ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde  ee magaalada Muqdisho waxaana ay u dhoofeen dalka  Sucuudi Carabiya si ay u soo gutaan waajibka Xajka.

Madaxweynaha DFS Xasan sheekh Maxamuud ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey Ra’isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka diinta iyo Owqaafta iyo arimaha diinta Ridwaan Xersi Maxamed.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa Garoonka Aden Cadde ku sii sagootiyey gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari xubno ka tirsan labada gole ee DFS ,Saraakiil ka tirsan ciidanka DFS .

no images were found

Ra’isulwasaare ku xigeenka ahna wasiirka diinta iyo Owqaafta iyo arimaha diinta Ridwaan Xersi Maxamed ayaa waxaa uu la hadlay warbaahinta DFS inta aysan wafdiga Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud aysan ka dhoofin Garoonka Aden Cadde wuxuuna Sheegay in ay soo gudanayaan waajibka Xajka ayna casumaad rasmi ah ka heleen Boqorka dalka Sacuudiga Malik Cabdalla

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online