Xaalada Buulo Mareer oo degan ka dib qabsashadii Ciidanka AMISOM iyo DFS

September 1, 2014 - Written by Editor

0Buulo Mareer:-Xaalada Degmada Buulo Mareer ayaa degan kadib markii ay ciidamada huwanta ay la wareegeen kooxda Al-Shabaab waxaana jira dadweyne ka barakacay Degmada Buulo Mareer.

Saraakiisha Ciidanka DFS iyo AMISOM ayaa sheegay in qorshahooda weyn uu yahay inay la wareegaan degmada Baraawe oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab .

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM ee Labada Shabelle iyo Banaadir Dick Olum ayaa dadweynaha kula hadlay fagaare ku yaal bartamaha Degmada Buulo Mareer.

C/qaadir Siidii Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka codsaday shacabka inay la shaqeeyaan ciidanka amaanka isagoo u digay kuwa shabaabka ah ee shacabka ku dhex dhuumanaya.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online