Khudbadii Banka Carafa Sheekh الشيخ المفتي عبدالعزيز آل الشيخ (Daawo)
(October 3, 2014)
Sheekh Cabdi Casiis Alla Sheekh Muftiga dowlada Sacuudiga ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Banka Carafa waxaana uu Sheekhu aad ula dardaarmay xujaajta Baytulaah Xaraam. Hoos ka Da
Agoon ku nool Adhicadeeye ee Gobolka Sool oo dharkii Ciida La gaarsiiyay.[Video/Masawiro]
(October 3, 2014)
Laascaanood:-Agoon ku nool magaalada adhicadeeye ee Gobolka sool ayaa lagaadhsiiyay dharkii Ciida kaas ay gaarsiiyeen Xarunta Al-Ixsaan ee Magaalada laascaanood dharkaas oo ay ku soo hagaajiyeen hablo
Maamulka Markaska Helsinki Islamic Center oo hambalyo ku aadan ciidul adxaa u diraya Umada Soomaaliyeed
(October 3, 2014)
Finland:-Maamulka Markaska Helsinki Islamic Center ee Masjidka Al-hudaa Finland Ayaa Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan gaar ahan Muslimiinta reer Finland  waxay ugu hambalyeynayaan  munaasabadda
Madaxweynaha DFS oo Hambalyo u Diray Umada Soomaaliyeed
(October 3, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul adxaa u diray dhamaan umada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan xili uu ku sugnaa  Banka Carafo . Madaxwey
Halgan.net oo Umada Muslinka ugu Hambalyeynaya Munaasabadda Ciidul Adxaa.
(October 3, 2014)
Maamulka shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul Adxaa waxaana alle ka
Madaxweynaha Puntland oo Hambalyada Ciidul Adxa u direy shacabka Soomaaliyeed(Dhageyso)
(October 3, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambal yeeyey munaasabada Ciidul Adxa. ”Waxaan Hambalyada Ciidul Adxaa udiraya dadweynaha Soomaliye
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo hambalyo u diray Umada Soomaaliyeed
(October 3, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aadan M
Ra’iisul Wasaare DFS oo u Hanbalyeeyey Umada Soomaaliyeed Munaasibadda Ciidul Adxaa
(October 3, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hanbalyeeyey munaa
Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida
(October 3, 2014)
Gaalkacyo:-Iyadoo Maalinta Sabtida ee nagusoo aadan ay Ciidi doonaan Dhamaan Muslimiinta joogta daafaha Caalamka ayaa Muxaadaradaani ku saabsan Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida waxaa lagu qabtay M