Magaalada Leicester oo si weyn looga ciiday [Video/Masawiro]
(October 4, 2014)
Leicester :-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leiceste
Warbixin ku saabsan Abaarta Gobolka Gedo iyo waxqabadka Mus’ssad Al-raxma.[Masawiro]
(October 4, 2014)
Gedo:-Gobolka Gedo waa gobol aad u balaaran xaga masaafada , wuxuu ka mid yahay gobollada Soomaaliya xaga cimilada kuwa ugu kulul waana saxaaro lamood xaga kulaylka iyo roobyaraanta , sidda ooytahay h
Golaha Immaamyada Waqooyiga Ameerika oo Hambalyada Ciidul Adxa u diraya Ummada Soomaaliyeed
(October 4, 2014)
بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على المبعوث رحمة للعالمين نبينا محمد وعلى آله وص
Magaalada Helsinki oo si weyn looga ciiday (Masawiro)
(October 4, 2014)
Helsinki :-Kummanaan qof oo ka tirsan dadweynaha muslimiinta ah ee ku dhaqan Caasimada Finland ee Helsinki ayaa isugu soo baxay garoon nooca katiifaddu ku goglan tahay ee kubadda cagta oo dusha ka dad
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari oo si weyn looga ciiday (Masawiro)
(October 4, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana salaadii ciida lagu tukaday Garoonka Kubada Cagta Bosaaso. Masuuliin ka tirsan Puntland ayaa dadweyne
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug oo si weyn looga ciiday (Masawiro)
(October 4, 2014)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa saakay laga dareemayay jawi aad u dagan kaasi oo Bulsha waynta ku nool Magaaladu ay ku gudanayeen Munaasabada wayn  ee Ciidul Adxaa.
Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf khudbadii ciida ka jeediyey Garoonka Mira Awaare ee Garoowe (Dhageyso)
(October 4, 2014)
Garoowe:-Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa waxaa uu khudbadii ciida ka jeediyey  Garoonka ciyaaraha ee Mira Awaare ee magaalada Garoowe  waxaana uu Sheekhu aa
Magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar oo si weyn looga ciiday[Masawiro]
(October 4, 2014)
Qardho:-Munaasabadda maalinta Ciidul Adxaa ayaa maanta laga ciiday magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,shacabka ku nool magaalada ayaa saladda ku dukaday goobo kala duwan waxaana ka mid ahaa m
Guud ahaan Gobolka Sool oo maanta si weyn looga ciiday.[Masawiro]
(October 4, 2014)
Taleex:-Guud ahaan gobolka Sool ayaa maanta si wayn looga Ciiday iyadoo dadweynuhu ay ku tukadeen Masaajidda kale duwan ee ku yaal xaafaddaha  iyo weliba  Musalaha ugu weyn ee magaalada Laascaanood
Magaalada Laascaanood oo si weyn looga Ciiday.[Masawiro]
(October 4, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa saaka si wayn looga Ciidey iyadoo dadka magaalada ku tukadeen Badankooda  Musalaha weyn ee magaalada  Laascaanood . Salaada W

Next Page »