Wasiiro iyo culimo’udiin maanta booqday Buundada Midigar ee Sunijiif [Masawiro]
(October 5, 2014)
Garoowe:-Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland iyo culimo'udiin ayaa saaka booqasho ku tegay Buundada Midigar ee Sunijiif oo dhawaan iskaasha dhinaca shacabka Puntland oo ay hogaan u yihiin culimada iyo
Siminaar ka furmay Laascaanood una furmay 100 Macalin oo dhiga Quraanka Kariimka ah.[Masawiro]
(October 5, 2014)
Laascaanood:- Waxaa maanta magaalada Laascaanood ee xaruta gobolka Sool ka furmay siminaar loo qabanayo Macalimiinta Qur'aanka Kariim ka ah ee Gobolada Sool Sanaag,iyo Cayn ,Siminaarkan ayaa waxa qaba
Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika oo si weyn looga ciiday
(October 5, 2014)
Johannesburg:-Waxaa maanta oo Axad ah si wayn looga ciiday Johannesburg Koonfur afrika, ciidan oo ahayd ciidul adxaa ayaa waxaa ay isku waafaqeen hay,addaha muslimiinta ee wadankan in maanta oo Axad a
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wafdi ka yimid dalka Swedan[Masawiro]
(October 5, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kula Kulmay Wafti Balaaran oo ka yimi Dalka Sweden kuwaasi oo ka soo ki
Jaaliyada Soomaalida ee Koonfur Afrika oo lacag gaarsiiyey Gobolka Gedo.[Masawiro]
(October 5, 2014)
Gedo:-Waxaa maalintii Arbacada oo bisha ay ahayd 01-da bisha 10aad u suurtagashay Jaaliyada soomaalida Koofur afrika in ay gaarsiiyaan lacag walaalahooda ku dhibaataysan gobolka Gedo abaaraha ka jira.
Madaxweynaha Jubba oo ka hadlay Abaaraha ka jira Gobolka Gedo.[Dhagayso]
(October 5, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Jubba  Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo dadweynaha ula hadlay magaalada Kismaayo salaadii ciida ka dib ayaa alle uga baryey Nabad iyo Barwaaqo uu ku gaarsi
Madaxweynaha Puntland oo VOA ka waraysatay dagaalkii Galgala ,Aragtid Puntland ee maamulka gobollada dhexe iyo khilaafka u dhexeeya DFS.[Dhagayso]
(October 5, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta marti ku ah barnaamijka Martida Makra foonka. Dr. Gaas ayaa qeybta hore ee barnamaijka uga hadlaya dareen kiisa ku aad
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose
(October 5, 2014)
Baraawe:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta magaalad Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose, kaddib markii halkaas uu ka dhacay dagaal kooban oo looga i