Aabe Soomaaliyeed oo gabadhiisa u safartay Suuriya oo codsi u diray [Dhagayso]
(October 6, 2014)
London:-Aabaha gabar la la'yahay oo 17 sano jir ah ah loo maleynayo in ay u safartay si ay ugu biirto mintidiinta Islaamiga ah ee Siiriya ayaa wuxuu gabadhiisa ka codsaday in ay London dib ugu soo noq
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiiro iyo madaxda UNODC.[Masawiro]
(October 6, 2014)
Garoowe:-Wafdigaan Safiirada ah oo ka soo kictimay magaalo Madaxda Dalka Kenya ee Nayroobi ayaa oo soo gaaray maanta Gudaha Puntland,gaar ahaan magaalo madaxda Dowladda Puntland ee Garoowe , halkaas o
Sidee looga ciiday magaalada Minneapolis [Masawiro]
(October 6, 2014)
Minneapolis:-Xarunta ugu wayn ee shirarka magaalada Minneapolis ee lagu magacaabo Minneapolis Convention Center ayaa waxaa maanta soo buux-dhaafiyay maanta kumannaan muslimiin ah oo ah oo jaaliyadda S
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub Soomaaliya u fadhiya Danjire Michele Cervone d’Urso.[Masawiro]
(October 6, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiis kiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Safiirka Midowga Yurub  Soomaaliya u fadhiya Danjire Michele Cervone d
Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Somalia oo tegay Garoowe
(October 6, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garoowe wafdi uu hogaaminayo Wakiilka Midowga Yurub ee arrimaha Somalia Ambassador Michele Cervone d’Urso waxaan soo dhaweeyey  Madaxweynaha Puntland iyo
Raisulwasaaraha DFS oo ka hadlay qabsashadii Degmada Baraawe (Dhageyso)
(October 6, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, amniga Qaranka iyo Taliyayaasha Ciidamadda Xogga dalka iyo Nabad-sugidda oo shir Jaraa’id si wadajir ah u qabtay ayaa shee
Mu’asasada Al-raxmah oo shidaal u qaybisay matoorada ku yaala deegaanada abaaruhu saameeyeen ee gobolka Gedo.[Masawiro]
(October 6, 2014)
Gedo:-Sidda la wada ogyahayba waxaa ka taagan gobolka Gedo abaaro faro ba,an ku hayo dad iyo duunyaba, abaartu marka ay dhacdo saamaynta oogu horeeyo oo,ay keento waa oon iyo biyo la,aan hadii biyo la
Dawro cilmi ah oo loo qabtay qaar ka mid ah Ardayda cusub ee Sudan.[Masawiro]
(October 6, 2014)
Sudan:-Ku dhawaad 30 araday oo ka mid ah ardayda ku cusub Sudaan iyo raabidada  ayaa waxaa loo qabtay 8/12/1435 --- 2/10/2014 Dawro  sharciyeed balaaran oo aad u qiimo badan mawduuca DAWRADA  waxaa
Guddiga taakulaynta agoonta oo u mahad celiyey maamulka madarasada Daarul quraan.[Masawiro]
(October 6, 2014)
Gedo:-Guddiga taakulaynta agoonta Soomaaliyeed ayaa waxaa ay u mahad celinayaa maamulka madarasada daarul quraan iyo waalidiinta ardayda madarasada, gacantii ay u fidiyeen agoonta ee gaaraysay  3000$
Afhayeenka Maamulka Jubba oo sheegay in ay la wareegeen deegaano ka tirsan J/hoose
(October 6, 2014)
Kismaayo:-Ciidanka Maamulka KMG ah ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa saakay waxay la wareegay gacan-ku-haynta deegaano ka tirsan gobalka J/hoose waxaana ka mid ah deegaannada ay la wareegeen ciidanka Maam