Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo Dacwadiisa Berri la Qaadayo
(October 7, 2014)
Kenya:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dalkiisa ka ambabaxay si u tago dhageysiga dacwadda loo haysto ee ka dhacaysa magaalada The Hague, halkaas oo ay ku taallo Maxkamadda Dambiyada Caalamiga
Iska horimaad u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan DFS oo ka dhacay magaalada Muqdisho
(October 7, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Iska horimaad kooban oo mudo socday uu ka dhacay afaafka hore ee Dekeda magaalada Muqdisho kaas oo u dhexeeya ciidanka Booliska DFS iy
Madaxwaynaha Puntland oo Garowe dhagax dhigay xarunta Unicef (Masawiro)
(October 7, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Xafiiskiisa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Madaxa Hay’adda UNICEF ee Soomaliya Mr.Steven Lauweri
Warbixin ku saabsan abaarta Gobolka Gedo iyo waxqabadka Mu’ssadda Al-rahma.[Masawiro]
(October 7, 2014)
Gedo:-Qaybtii hore ee warbixinta waxaanu kaga warbixinay abaarta ka taagan bartamaha gobolka waxaanan raacinay Mu,asasada Al-raxma shaqada balaaran ee,ay halkaa ka qabatay, halkaana waxaanu kusoo gudb
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo la kulmay wafdi ka socday Safaarada Ingiriiska ee Soomaliya.[Masawiro] .
(October 7, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe Wafti balaaran oo ka socday Safaarada Ingiriiska ee
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Saraakiil ciidan
(October 7, 2014)
Garoowe:-Wareegto ka soo baxday saaka xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal waxaa uu u magacaabay Gaashaanle sare Axmed
Saaxdheer oo lagu dilay askari ka tirsan maamulka S/land
(October 7, 2014)
Saaxdheer:-Waxaa is rasaaseyn ay ku dhexmartay  deegaanka Saax-dheer oo 75 km u jirta degmada Laascaanood cdamo ka tirsan S/land iyo kuwa Kaatumo in mudo ah isku horfadhiyey deegaanka Saaxdheer. Is r