Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis is-faham oo u dhaxayn doona Golaha Baarlamanka iyo Wasiirrada[Dhagayso]
(October 9, 2014)
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh
Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo maanta kulmay (Warsaxaafadeed)
(October 9, 2014)
Garoowe:-Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ayaa maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana uu kulanka ka dhacay aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland.
Casriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! 1aad
(October 9, 2014)
Habowga iyo ka hadfidda hilinka toosani waa wax la fil ah jiritaanka aadanaha, xilliyada iyo duruufuhu waxay mar mar abuuraan aragtiyo aan sal adag ku qotomin laakiin sidii dhalanteed ay dad badani mo
Waa yaabee maxaa Bashiir M. Xirsi Iyo saaxibadiis uga hillaacay Buugga Riddada!!!?
(October 9, 2014)
Garoowe:-Waxay ahayd 7/10/2014 markaan Hanqaloocsaday Qormadii uu halyeynimada isku biday Bashiir M. Xersi oo ka mid ah Ragga isku gadaamay Buugga Xadka Riddada maxaa ka run ah, iyo Qoraaga Buugga Cab
Wafdi uu hogaaminayo Nicholas Kay oo gaaray magaalada Kismaayo
(October 9, 2014)
Kismaayo:-Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbad
Ra’iisal Wasaaraha DFS Cabdiwali Sh.Axmed oo safar ku imaan doona Puntland
(October 9, 2014)
Garoowe:-Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiwali Sh.Axmed ayaa la filayaa in dhawaan uu booqasho ku gaaro magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntand. Wafdiga Ra'iisal Wasaaraha
Baaq ku saabsan Xaaladda Puntland iyo Mustaqbalka.[War-saxaafadeed]
(October 9, 2014)
War-saxaafadeedkaan wuxuu ku saabsan yahay xaaladaha ka jira gobollada Puntland tan iyo doorashadii January 2014. Xukuumadii horre ee Madaxweyne Farole waxay dalka uga tagtay waxqabad la taaban karo,