Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(October 10, 2014)
Nairobi:-Sheekh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay in la is garab qabto oo la isku gargaaro arrinkaas oo  qof kasta oo Muslin ah laga doonayo waajibna ay ku tahay in
Soo dhaweyntii Ra’iisul wasaarah DFS Cabdiweli Sh Axmed ee Garowe.[Video/Masawiro]
(October 10, 2014)
Garoowe:-Ra'iisal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh Axmed iyo Wafti Balaaran oo uu hogaaminayey ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Magaalo Madaxda Dowladda Puntland ee Garoowe. Soo dh
Xukunka Qofka Diinta ka Laabta W/Q Abdulkadir Dalmar
(October 10, 2014)
Xilli kasta waxaa jira dagaal ka dhex taagan  xaqa iyo baadilka. Dagaalkaas oo soo bilowday xilligii nabi Aadam. Nabi Aadam(SCW) waxaa la siiyey xorriyad dhammeystiran, taas oo ah in uu sidii uu doon
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo gaaray Degmada Cadalle
(October 10, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha  DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa goor dhaw gaaray Degmada Cadalle ee gobolka Shabellaha dhexe, waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey masuuliinta maamulka gobalka Shabellaha dh
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi[Dhagayso]
(October 10, 2014)
Nairobi:-Waxan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce oo maanta uu Sh Maxamuud Shibli uu ka akhriyay masjidka al-hidaaya ee magaalada Nairobi, sheekha ayaa khudbadiisa maanta waxa uu ku soo qaatay qiim
Ra’iisul Wasaaraha DFS C/wali Sh Axmed oo si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe
(October 10, 2014)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya C/wali Sh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa   si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Madaxweynaha d
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo ka hadlay safarka Ra’iisul wasaaraha ee Puntland
(October 10, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Aniga iyo Ra’iisul Wasaaraha waxaan aam
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo saaka ku sii jeeda Garoowe
(October 10, 2014)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha DFS C/wali Sheikh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ku sii jeeda magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland. Qabanqaabo balaaran oo lagu soo dhaweyn