Ra’iisul Wasaare DFS oo canbaareeyey Qaraxa ka dhacay Muqdisho
(October 12, 2014)
Garoowe:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad rayid ahaa oo ku su
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo u dalxiis tegay Dooxada Jibagalle ee duuleedka Garoowe.[Masawiro]
(October 12, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Dooxada Jibagalle oo ku taala duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland qado sharaf ugu sameeyey Raysal Wasaar
Ra’iisul wasaaraha DFS oo Puntland kala qeyb-galay xuska maalinta Calanka.
(October 12, 2014)
Garoowe:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxda dowlad gobolleedka Puntland ayaa si wadajir ah uga qeyb-galay magaalada Garoowe ee xarunta Pun
Qarax Khasaaro badan dhaliyey oo ka dhacay maqaayad Oromo Cafe oo ku taal Muqdisho.
(October 12, 2014)
Muqdisho:-Ugu yaraan 10 qof oo rayid ah ayaa ku geeriyoodey tiro intaas badanna way ku dhaawacmeen ka dib markii qarax ismiidaamin ah caawa uu ka dhacay  jidka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.
Cadow iima ah W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(October 12, 2014)
Ninkii jecel Ilaahay iyo rasuulkiisa, diinta islaamkana rumaysan oo qadarinaya waa walaalkay igu leh xuquuqda walaalnimada xataa haddii uu i nicibyahay ama i colaadiyo ama uu nicibyahay kooxdayda ama
Mu’asasada Al-Minhaaj oo soo gabagabaysay dawro ah “Tababarka Tababarayaasha” (Masawiro)
(October 12, 2014)
Boosaaso:-Waxaa  ku soo gabagaboobay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari tababar ka socda labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaana uu ka socday Hoolka shirarka Mu'asasada Al-Minhaaj tababark
Madaxweynaha DFS oo dib u furay safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya
(October 12, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib u furay safaaradda dowladda Shiinaha ee Soomaaliya waxaana munaasabada dib u furida safaarada Shiinaha lagu qabtay xarunta Safaaradda e
Ra’isal wasaaraha DFS oo maanta kormeeray xuruumo ku yaal Garoowe ku yaal (Masawiro)
(October 12, 2014)
Garoowe:-Ra’isal wasaaraha DFS Dr. Cabdiweli Sheikh Maxamed ayaa maanta waxaa uu daah-furay shir looga hadlayo xaalufka iyo deegaanka, kaas oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland .
Wariye C/risaaq Jaamac Black oo lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
(October 12, 2014)
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wariye C/risaaq Jaamac Black oo ah Wakiilka TV Somali Channel lagu dhaawacay agagaaka hoygiiisa waxaana dhaawaca u geystay koox aan il
Warbixin Safar ay soo Agaasintay raabidada ardayda Soomaaliyeed dalka Sudan (Masawiro)
(October 12, 2014)
Sudan:-Raabidada ardayda soomaaliyeed ee caalamiga ah ee xarunteedu tahay sudan gaar ahaan khartoum  hoostagtana jamacada ictisaam bilkitaab wa sunnah,ayaa soo agaasintay rixlo ama dalxiis ay ka qayb

Next Page »