Dufcadii 1aad oo ka qalin jabisay Machadka Al-Hidaaya Burtinle.[Masawiro]
(October 18, 2014)
Burtinle:-Machadka Al-Hidaaya ee kuyaala Magaalada Burtinle waxaa lagu bartaa Culuumta Shareecada iyo Luqada Carabiga waxaana uu kamid yahay Macaahida Hoostagta Raabidada Macaahida Shareecada ee Sooma
Shirweynaha Beesha Cilmi Naaleeye oo ka furmay Magaalada Adhicadeye ee Gobolka Sool.[Masawiro]
(October 18, 2014)
Laascaanood:-Shirkaan beesha Cilmi Naaleeye ee Midnimo oo ka furmay Magaalada Adhicadeeye gaar ahaan Dooxada Qarash,la oo ka mid Dooxada Kuba shirkaan ayaa waxaa halkaas furitaankiisi ka soo qayb gala
Madaxweyne ku xigeenka PL oo shahaadooyin gudoonsiiyay 60-Arday oo ka qalin jabiyay Mahcadka Dr. Axmed Xaaji.[Masawiro]
(October 18, 2014)
Garoowe:-Madaxwayne ku xigeenka Puntland iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada ayaa ka qayb galay munaasabad loo qabtay Ardayda Machadka Dr Axmed ka qalin jabisay kuwaasi  kor u dhaafaya 60-arday oo isugun
Madaxweynaha Puntland Prof.Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey London
(October 18, 2014)
London:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Prof.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa subaxnimadii Sabtida si diiran loogu soo dhaweeyey Airporka Heathrow ee magaalada London ee caasimada UK. Madaxweynaha Punt
Odayaasha dhaqanka ee Adhicadeeye oo macsuumay Arday Jaamacadda Nugaal University.[Masawiro]
(October 18, 2014)
Laascaanood:-Waxgaradka iyo Jaaliyada ka soo Jeeda Tuulada Adhiaceede ee Gobolka Sool  ayaa Macsuumad Ballaadhan u qabtey Maanta Ardydii Ka qalin Jebisey Jaamacadda Nugaal ee Gobolka Sool. nMacsuumad