Taariikhdii Dahabiga ahayd ee Dacwada ee dalka Soomaaliya Sh C/naasir Xaji Axmed [Daawo Video +Cod]
(October 20, 2014)
Laascaanood:-Halkaan Waxaan idiinku soo gudbineynaa caawa Muxaadaro Qiimo badan oo aad loogu baahi qabey , Muxaadaradaan oo uu galayd dhawaan Sheekh C/Nasir Xaaji Axmed Alle ha dhawree.Sheekh Wuxuu Mu
Shirkii Maalgashiga Afrika oo ka furmay London Iyo Madaxweynaha PL oo ka qayb galaya.[Masawiro]
(October 20, 2014)
London:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa saaka ka qayg galay shirkii maalgashiga wadamada Africa “The Globel African Investment Summit” oo saaka ka furmay magaalada
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baran
(October 20, 2014)
Baran:-Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka waxaa si ballaaran loogu soo dhaweeyey duleedka mgaalada Baran, Issimo , Boqorka beelaha Daarood Boqor Burh
Maxkamadda dambiyada ee Puntland oo maanta fulisay xukun qisaas ah (Masawiro+Cod)
(October 20, 2014)
Qardho:-Maxakamada dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta waxay dil qisaas ah ku fulisay gacan ku dhiigle Maxamad Warsame Saxar oo horey u dilay Cabdullaahi Faarax Gaacshe  oo ahaa taliyaha ciidanka
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland oo la kulmay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaliya
(October 20, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Puntland ahna  Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay ayaa Maanta Xafiiskiisa Xarunta Madaxtooyada dowladda Puntla