Ololaha gurmadka Abaaraha Gedo oo si weyn uga socda Boosaaso.[Masawiro]
(October 23, 2014)
Boosaaso:-Mu'asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo hormarinta ayaa ka bilowday magaalada Boosaaso gaar ahaan masjidka weyn ee Al- rowda,Olole gurmad loogu fidinayo dadka ku dhaqan deegannada Gedo ee ku wa
Machadka (HESPI) oo shir looga hadlayo Federalka ku qabtay Addis-Abba
(October 23, 2014)
Addis:-Machadka siyaasada dhaqaalaha iyo Bulshada ee geeska afrika (HESPI), oo uu ka yahay Managing Director iyo Cilmi baare  Dr.Cali Ciise Cabdi ayaa waxaa ku qabanayaa magaalada Addis -Abba dood ci
Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Garoowe oo doortay gudoomiye cusub.[Masawiro]
(October 23, 2014)
Garoowe:-Doorashada Gudoomiayaha Ardada jaamacadda Bariga Africa faraceeda Garoowe ayaa waxaa isutaagay 4 musharax oo ah Daa'ud Sakariye Xirsi, Jamaal Daahir Aadan, C/wahaab Bashiir Nuur iyo Maxamed C
Shirka Golaha wasiirada Puntland oo laga soo saaray Go’aamo
(October 23, 2014)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland ee maanta ayaa waxaa shir Gudoomiyey Madaxweyne ku xigeenka ahna ku Simaha Madaxwenaha Dowladda Puntland C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey. Shirk
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo tegay Ceelbuur iyo Beledweyne
(October 23, 2014)
Ceelbuur:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya  Xassan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar aan horay loo si shaacin waxaa  ku tegay degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha Puntland oo la kulmey Jaaliyadaha Puntland ee Yurub
(October 23, 2014)
London:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa London kula kulmey qaar ka mid ah madaxda jaaliyadaha ku nool qaaradda yurub oo booqasho ugu yimid. Madaxweynuhu wuxuu ka qayb galay shi