Wareysi – Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Gaas iyo Cabdikariin Cali Kaar.[Daawo]
(October 25, 2014)
London:- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada London kana qayb galay shir maal gashiga afrika ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey wariye C/kariin Cali K
Madaxweynaha DFS oo ka horyimid isku shaandheyntii Golaha Wasiirada DFS.(Akhriso)
(October 25, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu si adag uga horyimid isku shaandheyntii Golaha Wasiirada ee uu sameeyey Raisulwasaaraha DFS Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed. War murti
Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada ..(4) W/Q Sh Maxamed Idirs
(October 25, 2014)
Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada .Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum.Ilaahay Qofkuu Halaag La doono Cidi Ma Badbaadin Karto, Qofkuu Ilaahay Badb
Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo furay kalfadhigii 34 ee Barlamanka (Masawirro)
(October 25, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne Ku Xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta furay Kalfadhiga 34-aad ee Baarlamaanka Puntland. Ku Simaha Madaxw
Ciidanka Maamulka Jubba oo la wareegay deegaanka Kudhaa
(October 25, 2014)
Kismaayo:-Ciidamada Maamulka KMG ee Jubba ayaa maanta  la wareegay deegaanka Kudhaa oo 100 km dhinaca koonfur uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka dib markii ciidanka Maa
Isku-shaandhayn lagu sameeyey golaha wasiirada DFS (Akhriso )
(October 25, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta isku shaandheyn lagu sameeyey golaha wasiirada DFS waxaana la isku badalay qaar ka mid ah wasiirada DFS waxaa sidoo kale la isku shaandheeyey wasiir ku xigeenno iyo wasiiru-dowl