Puntland oo warmurtiyeed ka soo saartay Khilaafka madaxada DFS.[Dhagayso]
(October 26, 2014)
Garoowe:-Golaha xukuumada dowladda Puntland oo caawa shir deg-deg ah ka yeeshay khilaafka ka dhex aloosan madaxada sare ee DFS waxaana ay ka soo saareen qodobo dhowr ah iyaga oo cadeeyey mowqifka dowl
Dalanbaabi socod – Maanso Dareen Huwan Dr. Abdulqani Hussein Mohamed
(October 26, 2014)
Hargeysa:-Adeegsiga iyo xiisaynta gabayada, maansooyinka dadku iguma baran, iskaba daa inaan tiriyee, qudhaydu iskuma ogeyn wax habeysan oo aan hore maanso ahaan u idhi. Si kastaba ha ahaatee, wakhti
Xildhibaan Cabdullaahi Rooble oo ka badbaaday isku day dil
(October 26, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta  lagu dhaawacay magaalada Muqidsho ee caasimada dalka Soomaaliya mid ka mid ah xubnaha Golaha baarlamanka ee Dowladda federaala Soomaaliya xili uu ku sugnaa  albaabka hore ee
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada DFS Iskuulaadka Turkiga ay gacanta ku hayaan.[Masawro]
(October 26, 2014)
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Barbaarinta Mudane Ciisa Maxamed Axmed “Guraase” iyo Wafdi uu hogaami naya oo ay kamid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada Mudane Xaamud Cali Xa
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo la kulmay Agaasimaha Xafiiska UNDP ee Soomaliya (Masawiro)
(October 26, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne Ku Xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdixakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camay ayaa Maanta Xafiiskiisa Xarunta Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabil
Maxkamada ciidamada DFS oo xukun dil ah ku fulisay labo eedeysane.
(October 26, 2014)
Muqdisho:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee DFS ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay gacan ku dhiigalayaal la sheegay in ay dileen alaha u naxariistee wariye Maxamed Maxamuud Timo Cadde. labada
Wasiirka arimaha dibada ee DFS oo u baqoolay dalka Itoobiya
(October 26, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka arimaha dibada ee DFS C/raxmaan Ducaale Beylah ayaa maanta u ambabaxay magaalada Adis Ababa ee ee xarunta dalka Itoobiya wuxuuna ka qeyb gali doonaa shir ay wada yeelan doonaan wasi
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Mahad Salad oo booqasho shaqo ku jooga dalka Finland.
(October 26, 2014)
Helsinki:- October 26, 2014- Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa booqasho ku jooga Magaalada Helsinki ee Caasimadda Finland, halkaasi oo uu k