Kulankii Golaha wasiirada DFS oo Warsaxaafadeed laga soo saaray (Akhriso)
(October 27, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta isugu yimid kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali
Golaha Wasiirada ee DFS oo shir xasaasi ah ku leh Muqdisho.
(October 27, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada DFS ayaa haatan waxaa uu kulan xasaasi ah ku leeyahay magaalada Muqdisho waxaana uu kulanka uu ka socdaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFS waxaana kulanka ku sugan wasiirada
Mar Kale iyo Buugga loogu Magac Daray Xadka Riddada (5/4) W/Q Sh Maxamed Idirs
(October 27, 2014)
Mas’alada 5aad: Gafka iyo Jaa’ifaynta Asxaabtii Radiyallaahu Canhum. Qaybtaan Waxaa Akhristuhu Arki Doonaa Sida Cabdi Siciid ugu gafey Khulafadii Raashidiinta ahaa gaar ahaan Cusmaan iyo Cali Radi
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dhagax dhigay Dhismaha Cusub oo loo dhisayo Ururka Dowladaha Hoose Garoowe
(October 27, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada dowladda Puntland ka dhagax dhi
Culimo Jawlo dacwadeed ku soo maray magaalada Bursaalax ee degmada Galdogob [Masawiro]
(October 27, 2014)
Bursaalax:-Culumada iyo ducaada Mu,assasada Alminhaj ee degmada Galdogob ayaa dhawaan  jowlo dacwo waxaa ay ku soo maray qaybo k amid ah deegaanada hoos yimaada degmada Galdogob ee Gobolka Mudug. Duc
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo soo gaadhay Addis-Ababa .[Masawiro
(October 27, 2014)
Addis: Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas iyo weftigii la socday oo xalay abaaro siddeedii fiidnimo kasoo kicitimay Magaalada London oo mudo todobaad ah ay booqasho ku joogeen