Jaaliyada Soomaaliyeed ee Copenhagen oo deeq gaarsiisay gobalka Gedo.(Masawiro)
(October 28, 2014)
Gedo:-Gedo:-Shabakada Wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray Masawiro hordhac ah oo muujinaya gurmad iyo deeq ay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Copenhagen ay gaarsiiyeen gobalka Gedo oo ay abaa
Nadwo Lagu qabtay Johannesburg iyo Bayaan laga soo saaray (Akhriso)
(October 28, 2014)
Johannesburg:-Waxaa habeenkii axada oo isniinta soo galaysay bishana ay ahayd 26 /10/2014 ka lagu soo gaba-gabeeyay masjidka wayn ee Imam shaacifi ee ku yaalo magaalada Johannesburg nadwo cilmiyeed di
Hay,ada SAAD oo mashruuc ka fulisay dagmada fiiq iyo tuulada dudumacad(Masawiro)
(October 28, 2014)
Hay,ada gargaarka iyo horumarinta deegaanka somalida itoobiya ayaa soo gabagbeysay mashruuc socday mudo lix bilood ah oo kana shaqaynayay dagmada fiiq ee xarunta gobolka nogob iyo tuulada dudumacad ee
Dekeda Muqdisho oo lagu qabtay Konteenar sida Walxaha Qarxa, Hub iyo Tuute Ciidan (Masawiro)
(October 28, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka Booliska ee Dekeda Magaalada Muqdisho ayaa waxay  maanta  gacanta ku dhigeen Kunteenar  laga soo buuxiyey walxaha qarxa gaar ahaan kuwa lagu xiro gawaarida ee lagu laayo shacabka
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibdda Buri’ Hamza oo la kulmay ergeyga midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya
(October 28, 2014)
Mogadishu, October 28, 2014-  Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ergeyga gaarka ah ee Ururka Midowga Afrika
Saraakiil ka socda Bangiga Aduunka oo la kulmay wasaaradda maaliyada Puntland.[Masawiro]
(October 28, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta oo Talaado ah xarunta wasaaradda Maaliyadda dowladda Puntland Garoowe kusoo idlaaday kulan saddex bari socday oo u dhaxeeyay Saraakiil ka socda Bangiga Aduunka iyo wasaraddo iyo
Madaxweynaha ku xigeenka PL Eng.Camey oo qaabilay madaxa EUCAP-Nestor ee Soomaaliya.[Masawiro]
(October 28, 2014)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka ahna ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland C/xakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Agaasimah
Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud oo gaaray magaalada Baydhabo
(October 28, 2014)
Baydhabo:-Wafdi uu hogaamiyaho Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ayna ka mid yihiin 2 gole ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa saak gaaray magaalada Baydhabo  ee xarunta Gobolka Bay. Wafdiga M