Shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 oo soo Gebageboobay Iyo Madaxweynaha PL oo Khudbad ka Jeediyey.[Masawiro]
(October 30, 2014)
Dubia:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas ayaa kulankii labaad maanta ka qayb galay shirweynihii UAE Counter-Piracy Conference 2014 ee ka furmay shalay duhurkii Hotelka weyn e
Raisulwasaare Cabdiweli Sh oo Ka tacsi u diray Ehelada taliyihii Booliska DFS
(October 30, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaah u naxariistee Taliyihii Ciidamadda Booliska
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo ka tacsiyeeyey geerida Taliyihii ciidanka Booliska
(October 30, 2014)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Allaha u naxari
Taliyihii ciidanka Booliska DFS Gen.Maxamed Sh Xassan Ismail oo geeriyooday
(October 30, 2014)
Muqdisho:-Waxaa dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho Taliyihii ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Gen.Maxamed Sh.Xassan Ismaaciil. Geerida Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Fed
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dr. Beileh oo Dubai kaga qeybgalay Shirka Burcad badeedka.[Masawiro]
(October 30, 2014)
Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa  muujiyay in dalkiisu u baahan yahay taageero caalami ah oo suuragelin kara
Shirkadaha Xawilaadaha iyo kuwa Isgaarsiinta oo lagu wargeliyey in aysan u fulin adeeg qof aan wadan Kaarka Aqoonsiga PL.
(October 30, 2014)
Garoowe:-Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Dowladdaha Hoose ee Puntland ayaa  Digreeto ka soo baxday waxaa lagu amrayo dhamaan shirkada ka shaqeeya adeegyada xawilaada lacagta iyo kuwa Isgaarsiinta in aa
Ciidanka DFS oo howlgalo ka wada qaar ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir
(October 30, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka howlgalo culus ay wadaan ciidanka DFS oo ay weheliyaan kuwa nabadsugida waxaana howlgalada ay ka socdaan Degmooyin ka tirsa
Golaha wasiirada xukuumada PL shirkooda uga hadlay amniga, joojinta tahriibka iyo dib u habaynta hay’addaha dowladda.
(October 30, 2014)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada Dowladda ee maanta ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin Xaaladda Nabadgelyada dalka, warbixinta gudiga joojinta tahriibta , iyo  dib u habayn
Sh.Daahir Abdi Geele oo ku geeriyooday magaalada Makkah AlMukarama
(October 30, 2014)
Mecca:-Waxaa maanta oo khamiis ah 30-Oct-14 ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Makkah Al-Mukarama Sh.Daahir Abdi Geele Allah ha u naxariistee.waxaana uu Sheekhu ka mid ahaa culumada Soomaaliyeed e