Aabe Soomaaliyeed oo gabadhiisa u safartay Suuriya oo codsi u diray [Dhagayso]

October 6, 2014 - Written by Editor

bbcLondon:-Aabaha gabar la la’yahay oo 17 sano jir ah ah loo maleynayo in ay u safartay si ay ugu biirto mintidiinta Islaamiga ah ee Siiriya ayaa wuxuu gabadhiisa ka codsaday in ay London dib ugu soo noqoto. Cabdirashiid Saciid Diiriye OO wareysi siiyey BBC-da ayaa sheegay in ay gabadhiisu waxbarashada ku fiicneyd oo ay mustaqbal fiican lahayd.

Waxaa la sheegay in ay raacday gabar kale oo Soomaali ah oo ka tagtay magaalada Bristol ee galbeedka England. Cabdirashiid Saciid Diiriye waxa uu walwalka uu ka qabo gabadhiisa maqan uga waramay Maxammed Cadde.

Hoos ka Dhagayso waraysiga BBC-da ay la yeelatay  Aabe  gabadhiisa u safartay dalka Suuriya

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/zxle4tra96/Aabe.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Source: BBC-da

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online