Agoon ku nool Adhicadeeye ee Gobolka Sool oo dharkii Ciida La gaarsiiyay.[Video/Masawiro]

October 3, 2014 - Written by Editor

DSC_0242Laascaanood:-Agoon ku nool magaalada adhicadeeye ee Gobolka sool ayaa lagaadhsiiyay dharkii Ciida kaas ay gaarsiiyeen Xarunta Al-Ixsaan ee Magaalada laascaanood dharkaas oo ay ku soo hagaajiyeen hablo muslimiin ah oo ku nool Uk. Caruutan ayaa waxa ay yihiin  ku wo aad u yar yar  oo waalidkood uu dhintay waxaana sanadkasta  lagaadhsiiyaa dharkaas  Ciida oo ay soo gaarsiiyaan hablo Soomaaliyeed.

Caruurtan ayaa waxa  wajiyadooda laga dheehanayay farxad ay ku farxeen dharkan lagu caawiyay u badakan ayaa waxa ay siwayn ugu baahan yihiin waxbarasho,iyo dhaqaalayn taas oo masuuliyadi kasaaran tahay guud ahaan bulshada gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.

Ugu horayn waxaa halkaas kahadalay Gudoomiyaha Xarunta Agoomaha eeAl- Ixsaan Sh Siciid Axmed Cadar oo ka sheekeeyay sida Diinteenu oga hadashay agoonka iyo dhaqaalay ntiisa Geesta kale Sheekha ayaa halkaas oga mahadceliyay walaalaha taageera agoonta Gobolka Sool.

Waxaa sidookale halkaas kahadalay Khadar Cali Jaamac oo bulshada ugu baaqay in la taageero caruurta agoonta ah khdar ayaa halkaas caruurta ku siiyay  lacago xaqal ciida waxna uu halkaas ka sheegay dhibaatada haysata  dadkan waa dad aan  waxba haysan waalidkoodna illaah ka qaaday waa in bulshadu soo caawiso waxaan halkan baaq oga dirayaa Jaaliyadaha iyo ganacsatadad guud ahaan waa in loo kacaa agoonta.

Maclin  Maxamed cabdiqaadir Cabdiraxmaan ayaa fariin u dhiibay Khadar Cali jaamac oo yidhi waxaan ka codsanaynaa khadar iyo saaxiibadii in uu gaarsiiyo sidii loo caawin lahaa caruurta agoonta ah ee ku nool magaalada adhicadeye ku waas  oo intan ka badan baahi badana u qaba,caawinaada bulshada Muslimka ah ee Soomaaliyeed.

Caruurtan ayaa waxa lagu caawin karaa dhaqaale aad u yar taas oo ay sheegeen masuuli yiinta Xarunta Al- Ixsaan Halkii ilmood oo agoon ah waxaa ku filan maalinkii 1,Dolar bishii waxaa ku filaanaysa 30,Dolar oo ay ku jirto cuno waxbarasho,gaadiidka Lagu Qaadilahaa.

no images were found

Fadlan kala soo xidhiidh agoomahan Maamulaha Xarunta Al-Ixsaan ee Gobolka Sool

Hoos ka Daawo Agoon ku nool magaalada Adhicadeeye ee Gobolka Sool oo dharkii Ciida La gaarsiiyay

Sh.Siciid Axmed Cadar +252-634496906
Laascaanood, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online