Asbaabta Janada lagu galo Shiikh Cali Aadam Cali Mua’adin [Daawo Video]

October 19, 2014 - Written by Editor

IMG_2038 (2)Laascaanood:-Waxaan idiinku soo gudbineynaa maanta Muxaadaro qiimo badan oo uu ka Jeeediyey Masjidka Weyn ee Al-huda magaalada Lascaanood Sh.Cali Aadam Dalmar (Cali Mu’addin) oo ka mid ah Culimada Gobolka Sool. Sh.Cali Aadam wuxuu Muxaadaradaan ku soo Bandigey ilaa 20 Asbaabood oo Janada lagu galo , waxaa sidoo kale Shiikhu uu si wanaagsan oo Faahfaahsan ugu soo bandhigey Dhageystayaashii Muxaadarada Bushaarooyin badan oo aaney dadku ku Baraarugsaneyn , iyo sidda Ballaadhan ee Alle Sw uu Adoomihiisa ugu ballan qaadey Cidii marta jidka wanaagsan in uu siin doono Nimcooynkii Daarihii Aakhiro(Jannadi).

Hoos Ka Daawo Muxadarada uu Sh.Cali Aadam (Cali Mu’addin) ka jeediyey Masjidka Al-hudaa ee magaalada Laascaanood.

Mawliid Isma Haradigeed
Lascanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online