Ciidanka Daraawiishta Puntland oo weeraray fariisamo ku yaala Buuraha Golis

October 1, 2014 - Written by Editor

galgalaBoosaaso:-War naga soo gaaray magalada Boosaaso aya waxaa uu sheegay in ciidanka daraawiishata Puntland ay saaka howlgalo iyo weeraro ka fuliyeen Buuraha Golis iska horimaadna uu dhex maray ciidamo ka tirsan Al-shabaab. Wararka soo baxay oo aad u kooban ayaa sheegay in ciidanka Daraawiishta Puntland ay weerar ku qaadeen fariisamo ay Buuraha Golis ku lahaayeen Ciidanka Al-shabaab ka dibna uu iska horimaad xooggan uu dhexmaray walow aan ilaa hadda la ogaan karin khasaaraha soo kala gaaray labada dhinac.

Saraakiisha Ciidanka daraawiishta ee dowladda Puntland ayaa la filayaa in ay saxaafadda la hadli doonaa iyagoo ka warbixin doona howl galada ay ka fuliyeen Buuraha Golis iyo khasaarah ka dhashay.

Howl galada ay saaka ka fuliyeen ciidanka Daraawiishta ee Puntland Buuraha Golis ayaa ku soo beegmaya xili shalay ay ciidanka daraawiishta Puntland ay howlgalo lagu sugayo amaanka ka fuliyeen magaalada Boosaaso iyaga oo gacanta ku dhigay dhalinyaro lagu eedeeyey in ay amaan xumi ka wadaan Boosaaso

Warka oo faahfaahsan dib baan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2014
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online